War Deg Deg Ah Ciidamo katirsan Police-ka K/Afrika Oo Caawa Dhac Ka Geeystay Xaafada Soomaalida Ay Dagto Ee Magalada Johannesburg‏

download

Magalada Johannesburg Ee Dalka Koofur Afrika Ayaa War Goor Dhaweyd aanu Ka Helnay Waxa Uu Sheegayaa In Koox Wadata Labiska Ciidamada Booliska Dalka Koofur Afrika Ayaa dhac Ka gaysateen Xaafada Soomaalidu Ay Ku badan tahay ee Mayfair Magaalada Johanessburg

Sida La Xaqiijiyay Kooxda Burcada ah Oo Wadatay Gaari Yar Iyo Iyo Labiska Ciidamada Police-ka Dalka K/Afrika Ayaa Abaaray Mawaadin Soomaaliyeed Xili Uu So Iibsaday Dukaan Uu Ku Laha Nawaxiga Magalada Johannesburg Isaga Oo Marayay Bartamaha Xaafada Ay Soomaalida Dagantahay Ee Mayfair Magalada Johannesburg Iyago Markasi Ka Qaatay Lacag Gaaraysay 100 Kun Oo Rand Lacagta South Africa ah Una dhiganta 10 kun oo dollar

Dhacadan Ayaa U Muuqata Mid Raga So Weeraray Muwadinkan Islamarkane Lacagta Ka Qaatay Mid Horay Losii Ogaa Madama Aysan Jirin Dhibaata Kale Oo Lo Geeystay Muwadinkan Lacagta Oo Kali Laga Qaatay Waana Dhacdo Ugub Ku Ah Magalada Johannesburg Marka Laga Reebo Dhacdooyinka Kale Ee Mar Waliba Lagu Bartilmaameedsada Soomaalida,

Salaanmedia/Modisho