War Deg Deg Ah Weerar Ismiidaamin ah oo hada ka dhacay Xarunta UNDP iyo Rasaas Xoogan oo hada kasocota Gudaha Xaruntaasi

newsflash1

Waxaa hada Weerar Ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee Xarunta UNDP oo ku yaala agagaarla Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyadoo sidoo kale gudaha Xarunta hada ay kasocoto Rasaas culus aan la ogeyn cida ay u dhaxeyso.

Wariye katirsan ShabakadaSalaanmedia oo kusugan Meel aad ugu dhaw Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP ayaa soo sheegaya in Qaraxu ahaa mid aad u xooganaa dad badan oo dhintana ay laamiga yaalaan sidoo kale ay Rasaas ka dhaceyso gudaha Xarunta UNDP.

Wixii Warar ah ee kusoo kordha Deg Deg ula Soco Insha Allah