Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeyntan Somaliland Ayaa Maanta Si Rasmi Ah U Shacisay In Ay Bilaabayso Bixinta Liisamada Wadista Gaadiidka Oo Electronic Laf Ah Laga Bilaabo 10/06/2013

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeyntan Somaliland Ayaa Maanta Si Rasmi Ah U Shacisay In Ay Bilaabayso Bixinta Liisamada Wadista Gaadiidka Oo Electronic Laf Ah Laga Bilaabo 10/06

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeyntan Somaliland Ayaa Maanta  Si Rasmi Ah U Shacisay In Ay  Bilaabayso Bixinta  Liisamada Wadista Gaadiidka Oo Electronic Laf Ah Laga Bilaabo 10/06/2013
 
 
Waxay Isla markaana Wasaarada Hawlaha Guud  Ku Maamuli Doonta Liisamadan Casriga Ah Nidaamka Database-Systemka.
Wasaarada Hawlaha Guud Ayaa Waxay Ku Samayn Doonta Darawaliinta Tijaabooyin Muraajeco Ah Isla Markaana 
Adkayn Doonto Qaadasha Lisamada Wadista Gadiidka.
DARAJOOYINKA LIISAMADA
 
Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Somaliland Waxay Darawalada Somaliland Ugu Baqayaan Inay U Hogaan Samaan 
Sharciyada Liisamada Cusub  Isla Markaana Ay Qaataan.
 
Qiimaha Liisamadan Lafta Ah Ayaa Noqonaya Tacriifadii Kii Hore Lagu Qaadi Jiray.
 
Liisankan Lafta Ah Ayaa Wasaarada Hawlaha Guud Ku Maamuli Doonta Datebeyse-System Kuna Kaydsanaan Doonaan Macluumadka 
Kala Duwan Ee Qofka Haysta Liisankan Electronic Ah.
 
Lisankan  Waxa Uu Leeyahay Licence No. Liisan Kasta U Gaar Ah.
 
Waxa Uu Leeyahay Secruaty System U Gaar Ah Liisanka Somaliland Taas Oo Adkayn Doonta In Lagu Sameeyo Fooljeri.
CAWKE
SHAM
Xigash oOodweynenews

Â