WAXGARADKA IYO SIYAASIINTA SOMALILAND OO XUKUUMADA SILAANYO KU EEDEEYAY RAGAADINTA SAXAAFADA MADAXABANAAN + SAWIRO

Waxgaradka iyo Siyaasiinta Somaliland oo Xukuumada Silaanyo ku eedeeyay Ragaadinta Saxaafada Madaxabanaan + Sawiro

 

 

 

waaheen isbatore

 

 

SM.Hargaysa Qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa Si Adag uga Hadlay hayirada Xukumada Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal oo ka mid ah Wargeysada ka soo bax Hargeysa oo Dhawaan Maxkamada Gobolka ee Hargeysa ay Xayirtay.

 

 

Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale, Wasiirkii hore ee Maaliyada Maxmaed Xaashi, Guddomiye Ku-xigeenka 3Aad ee Xisbiga ucid Mujaahid Cali Guray, iyo Xildhibaan Bashiir Tukaale ayaa Saaka Shirjaraa’id ku qabtay Hotel Xaraf oo ay kaga hadlayeen Xalada Dalku ku sugan yahay iyo Xayirada Wargeyska Hubaal oo ay ku tilmaameen in ay tahay mid

waaheen2waaheen155

 

 

soo noolaynaysa wixii laga Dagaalamay.

Masuuliyintani wax ay Madaxweynaha Somaliland ugu baaqeen in uu sidda ugu dhaxsaha badan uu Xayiraada ka qaado wargeyska Hubaal, waxay ku booriyeen in wakhtigii uu mucaaridka ahaa Siilanyo uu mar walba uu odhan jiray saxaafadu waa Xor ee ay la xidhin oo la dhibaataynin markii uu kursiga uu fulayn uu xadhig iyo Cagajuglayn isku daray.

 

Info@salaanmedia.com

Salaanmedia/Hargaysa