Hargeysa (SM)-Xildhibaan Cili Mareexaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa shalay qado sharaf u sameeyay Ciyaartoyga Gobalka Togdheer ee ka soo qayb-galay Ciyaaraha Gobalada oo ka socda Caasimada Somaliland ee Magaaladda Hargeysa.
