Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo Canbareyey xayirada Xukumada Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal

DSC01515-copy-1024x768

London 22Jun13 (SM)  Shir ay isku yimadeen  Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk   ayaa waxay Canbareyeen  xariga loo geestay wargaysaka Hubaal oo in  mudo  ah u xidhan  xukumada Somaliland ,waxana ay ugu baqeen in   Madaxweynaha Somaliland    sidda ugu dhakhsaha badan uu Xayiraada uga qaado wargeyska Hubaal, waxanay   ku booriyey in wakhtigii uu mucaaridka ahaa Xisbiga Kulmiye   uu mar walba uu odhan jiray saxaafadu waa Xor ee  yaan  la xidhin saxafada iyo in an loo gaysan dhibaatoyin waxa kale oo ay  kula dardarmay in aan saxafada aan la caburin , gabagabadii Kulankan ayaa waxa ay xubnaha xisbiga ay fariin u direen dhalinyarada reer Somalilland in ay ka fogadaan Qabyalada iyo Tahriibta oo maanta wadanka ku sii badanaysa iyaga oo ugu baqay in dalkooda aminaan iyada oo la filayo in isbadal siyaasadeed u ka dhalan dono wadanka tageeradoodana la garab tagnadaan Xisbiga Ucid

Salaanmedia.com

London UK