xisbiga waddani oo si kulul u canbareyay, wasiirka ciyaraha cali Siciid Raygal ,xadhiga iyo jidh dilka loo gaystay xulka ciyar tooga gobolka togdheer

Waddani

Waxanu  halkan ka  cabarayna  falka foosha xun  ee  jidh dilka  loogu gaystay  jeelka dhex diisa  qaar kamida xulka kubada cagta  ee gobolka Togdheer   ,

 
Waxa  falkan   aanu ku canbaraynana wasiirka ciyaraha  Cali Siciid  Raygal oo masuul  ka ah  kala qayb sanata   xulka  kubada cagta ee gobolka Tog dheer  oo   isgu mar walba  ka abuuraya    kala  qaybsanan  iyo qoqob  xulka ciyaartooga   gobolkaba togdheer , 

 
Waxa nasiib daro  ah  in manta   xukuumada dalka  ka jirta ay   xal u heli la  dahay   ciyar toogii   gobolka  togdheer  ,  waa nasiib daro  in ilaa iyo malintii  ay xukumada    kulmiye xukunka la Wareegtay  uu  khilaaf bani  ka taagna   xulka  kubada cagta ee gobolka togdheer  oo marba marka  ka dan baysa isi  soo tarayay ,   

 
Waxanu si kulul u canbaraynaynaa  wasiirka   ciyaraha   cali  siciid ragay  oo  isagu   ku  lug leh   khilafka  ka tagan xulka kubada cagta ee gobolka tog dheer, 
 
Waxa  wax laga xumada ah  in   loo taxabo  ciyartoogii gobolka  togdheer jeelka  oo waliba lagu jidh dilo qaar ka mida 
 
Waxa  la yaaba ah in xukuumadii kulamiye  ee ay muwaadilina rer Somaliland ay soo dooraten ee ay umada  rer somaliland  u id madeen   masuuliyadooda  ay  dadkii  ka dhex abuurto  khilaaf. iska  horkeen , qabyaalad  , cabuq iyo  xanuun  aan  dawo lahay
 
Waxanu  umada  rer Somaliland  guud ahan  ku waninayana in ay ilashadan   nabad gelyadooda  iyo dalkoodaba  ,
 
XISBIGA WADDANI   USA
 Saleban Cali  Bille