Xukuumada Somaliand Wax haka qabato Tvga Universal

ASC.. dhamaan shaqalha webka caalimiga ah ee salaan media .com iyo dhamaan akhrisataysha sharfta badan inta kadib waxaa aan raba

images (1)

in aan halka ka yara biidhaamiyo arrin ku saabsan TV GA UNIVERSAL  oo ka hawl gala dhamaan dhulka af somaaliga laga hadalo
waxa jirtay in TVga universal dhawr jeer xukuumada somalialnd alabaabada uu xidhay iygo ku eedeyay in uu sii xun waxa uu sheegay
xiliga alabaabada lo xidhayiina  ay ahayiid waqtigii ina riyaal hoogaanka dalka hayaay wixii inta ka danbeyaay waxa aad mooda in
dowlada maanta hayisa hoogaanka in anay ka war qabiin waxayabaha ka baxa Tvga universal oo ah mid xoog lo daawado wararkisa
hadaaba akhriistayal  waxan raba in aan iddiin cadeyo in dhawanahan uu Tvga universal uu caado ka dhigatay in uu marka warka laga
sii dayo Tvga uu soamliland ka dhigo maamuul gobaleed walibana anay ahayiin shaqalaha oo dhan balse ay tahay uun intan anigu
arkay wariye kaliya kasoo lagu magacabo SALIM JAAMAL SICIID  wariyahasii oo ah mid ka hawl gala magalada muqdisho hadaba
waxanu ka codaasanayina dowlada somaliland in ay arriinta hoos uu eggto walibana ay dib uu dawadana waraarkii ka baxay
ee uu sii dayaay wiilka xamar jooga ee SALIIM JAAMAL SICIID isago ku so halqabasada maamulka somaliland halku ka odhan lahaa
dowlada somaliland ama somaliland oo kaliya taasina waxay ka hor imaanayisa qaaranimadeen iyo jiritaanka dalka
waxanaan jecelahay dhamaan dadka reer somaliland waliba inay ila eegan wiilka aan kor ku sheegay iyado anay la mid ahayiin Tv
yada kale ee jira
Qore Cantar Kidar Cune
Vsmintland
Sweden
Waa Mahadsantihin
Waa Bilaahi Towfiq