Yaa la is oran karaa waa gooldhaliyihii cayaaraha gobolada 2013

 

 

Sida caadadu tahay waa dhacdaa in jaaisad lagu siiyo ninka u gool badan tartan sida kii cayaaraha Gobolada Somaliland waxaanse anigu oranayaa xeer maka yaalay intaan Dhalinyarada lagu tartansiin gaadhi hadiise uu ka yalay muran ma jireen manta waxaase aan la yaabnay in lakala saari waayo 3 cayaartooy oo min 4 leh bal aan eegno shaxda hoos ku qoran oo ah tii wword cupkii u dambeeyay soo baxday ee FIFA hadii taa la qimaaynayo waxaa la xeeriyay inta baas ee uu salaxay goolna ku dhashay macnaha caawiyay laakiin aanu isagu dhalin waxaay gaareen tecknolagy lagu tirio waxaa ku xiga inta daqiiqadood oo uu cayaaray bal hadaba dadweeynoow qiyaasa idinku yaa ku badin kara 3 cayaartooy ee cayaaraha Gobolada Somaliland,ita minit hadiise laisla waayo intaas waa ayaan daro .

Waxaan filayaa in aay cadahay cidda ku guulaaysatay hadaan raacno qaanuunkan.

 

 

 

Jul 11, 2010 10:24:00 PM

Who is leading the scoring charts for the World Cup Golden Shoe?

Thomas Mueller of Bayern Munich and Germanyhas won the World Cup Golden Shoe after finishing joint-top of the scoring charts and with the most assists.

Mueller shared a tally of five with David Villa of Spain, Uruguay’s Diego Forlan, and Wesley Sneijder of the Netherlands, but managed three assists while the others could hit just one.

Thus the young German in his first ever World Cup wins the award, as FIFA decided that assists will be used to decide in the case of a tie.

Below we give a chart containing all the 2010 World Cup goal scorers. Players are sorted first by goals scored, then (to separate the top four only) assists, then minutes per goal (MPG), then finally surname.

Last update: Sunday 10 July 2010, 23:24 SAST

Rank Name Country Club Goals (Pens) Assists Minutes MPG
1 Thomas Mueller  GER Bayern Munich 5 (0) 3 473′ 95
2 David Villa  ESP Barcelona 5 (0) 1 635′ 127
3 Wesley Sneijder*  NED Inter 5 (0) 1 652′ 130
4 Diego Forlan  URU AtleticoMadrid 5 (0) 1 654′ 131

 

 

XAGANA BAL KA EEGA SIDA 1994 LOO KALA QAADAY WAXAAD ARKAAYSAA IN RIGOORAYAAL QOFKII BADAN LAGU KALA SAARAY

Gool dhalinta 1994 word cup side loogu kala guulaaystay  rigoorayaal ayuu midna dhaliyay 2 midna dhaliyay 3 yaa hadaba badiyay Somaliland goboladii cayaaraha dhaliyahoodii waa kuma ?

 

orld Cup 119941994USA.:. Top scorers

rank

Country

Player Team

Goals (Penalty)

1.

Oleg Salenko  Russia

6 (2)

Hristo Stoichkov  Bulgaria

6 (3)

3.

Kennet Andersson  Sweden

5 (0)

Roberto Baggio  Italy

5 (1)

Jürgen Klinsmann  Germany

5 (0)

Romário  Brazil

5 (0)

7.

Gabriel Batistuta  Argentina

4 (2)

 

Sharciga cayaaraha caalamigu waa sidaas

 

Xassan waraabacadde