Alshabaab oo dhalinayrada ka baxsada qaarna dila uguna yeedha Martidiin.

 

alshabaab 15 May 2013 ayey Alshabaab dileen dhalinyaro ay hore u qafasheen oo ka baxsanaysay,kadib markii ay qabteen ay ugu yedheen markii ay qabteen Murtidiil dabadeedna ay dileen.Alshabaab wixii ka baxsada ee ay qabtaan waxa ay ugu yeedhaan Murtidiin.

Dhlinyarada la diley oo magacooda  la yidhaahdo Ali Shariif Cabdi Nuur ,Cali Cumar Cabdi,Maxamed Khaliif Cumar ,Waxayna ku dileen Baraawe,Qabiilka ay kasoo jeedaan oo ah Ashraaf,  Biyo-Maal.Ealay.