Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

BAAQ OGEYSIIS SHIR BEESHA GAASHAAN BUUR CABDI IYO WEYD SICIID

BAAQ

ASC WR WB  RAMADAAN KAREEM BAHDA SALAANMEDIA.COM
WAXAANU IDINKA CODSANAYNAA INAA BAAQAA NOO SOO GUDBISAAN 

 

OGEYSIIS        OGEYSIIS     OGEYSIIS

                      19/7/2013

WAXA LA OGEYSIINAYAA DHAMAAN DADWEYNAHA KU KALA BAAHSAN DAAFAHA ADUUNKA

EE KU ABTIRSADDA BEESHA

GAASHAAN BUUR CABDI IYO WEYD SICIID XIRSI IN LA QABAN

DOONO SHIR BEESHU DIB UGU EEGEYSO OO KU QIIMAYNAYSO

HORUMARKA BEESHA LAGUNA LAFO GURI DOONO ARRIMO BADAN

OO DANTA BEESHA AH

 

HADABA WAXA LALA SOCODSIINAYAA QURBO

JOOGGA BEESHA IN AY ISU DIYAARIYAAN SIDII AY SHIRKAA UGA

SOO QAYB GELI LAHAAYEEN KADIB MARAKA AY GUDIDA QABAN QAABADA SHIRKU MUDEEYAAN WAKHTIGA SHIRKAASU QABSOOMI DOONO INSHA ALLAAH OO NOQON DOONTA MARKA LAGA BOXO BISHAN BARAKAYSAN EE RAMADAAN

 

SIDAA DARTEED WAXA LA FARAYAA QURBO JOOGGA BEESHA MAR LABAAD IN AY SHIRKAAS OO MUHIIM AH KU DEDAALAAN SIDAY UGA QAADAN LAHAAYEEN QAYB MUGLE

WIXII WAR AMA FAAH FAAHIN AHNA AY KALSOO XIDHIIDHAAN

RAGGAN  MAGACYADOODU HOOS KU XUSANYIHIIN OO AH ODAYAASHA REERKA

RAGAAS OO AY HELI DOONTAAN WAKHTI KASTA

SOOMAALIYA

 

1 CHIEF CAAQIL AXMED KEYSE CHIEF CAAQIL MAXAMED DAAHIR

   TELE NO 0014168001636

 

2 AQOON YAHAN MAXAMED YUUSUF AXMED NUUR

  TELE NO 0012064200384

 

3 AQOON YAHAN FAYSAL YUUSUF JAAMAC

   TELE NO 0012189557071

 

W/Q

Xuseen  xirsi caamir  cali




Leave a Reply