Boqortooyada Dalka Britain Oo Wiil U Dhashay

Hadal kooban oo ka soo baxay qasriga boqortooyada Britain ayaa lagu sheegay in wiil uu u dhashay maalintii isniintii  saacaddu markay ahayd 4.24pm.

download (1)

Kate Middleton oo ah xaaska Amiir William oo ah qofka labaad ee leh dhaxalka Boqortooyada dalkan Britain ayaa wiil ku dhashay isbitaalka St Mary’s ee magaaladatan London, Hadalka ayaa lagu sheegay in wiil iyo hooyadiis Kate ay caafimaad qabaan hadda isla markaana caawa ay joogi doonaan isbitaalka.