Daawo Pro Axmed Ismaciil Samatar oo waraysi aad u xiiso badan siiyey warbaahinta,Waxyaalihii uu kusoo arkay Somaliland iyo mawqifka dadka reer Somaliland ee ku aadan Somalia.

Prof Axmed Ismaciil Samatar oo dhawaanahan safar kusoo maray Somaliland ayaa kusoo noqday dalka Mareykanka halkaas oo waraysi aad u dheer kula yeeshan warbaahinta Somaliland,Pro Samatar waxa uu ka hadlayaa wixii uu Somaliland kusoo arkay iyo hawlo badan oo Somaliland ku saabsan.