Daawo sawiro… Daah-Furka Start TV London

Waxa maalintii Axada oo ku begnayd 30.6.13 lagu daah-furay magaaladda London TV cusub oo casri ah magaaladda London,Xaflada daah-furka waxa kasoo qaybgalay dad aad u fara badan oo ka yimid London iyo debadaha dalkaba,Waxa TV uu yahay TV casri ah oo la jaan qaadi doona jiilka maanta iyo xasuusin dhaqanka Somalida,waxa kale oo TV ka hawl gala dhalinyaro aqoonyahaniin ah oo idinka haqab tiri doona baahida xaga wararka,Waxbarashada,wacyi galinta dhlinyarada iyo hawlo farabadan.

Waxa aan idiinkuu gudbin donaa warbixin dheraad ah iyo Video.

SALAANMEDIA.COM/LONDON