Daawo Sawiro…Kulankii Jaaliyadda reer Somaliland ee UK iyo Professor Axmed Ismaciil Samatar.

IMG_7920

Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Pro Axmed Ismaciil Samatar ayaa maalintii Axada 8.7.13 ka dhacay bariga magaalada London,Kulankaas oo ay wada jir usoo qaban-qabiyeen East London Somaliland Society iyo West London Somaliland Community,Kulankaas oo ahaa mid aad looga soo qayb galay waxa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaaya ka soo jeediyey Pro Axmed Ismaciil Samatar oo dhawaan kasoo noqday safar uu ku tagay Somaliland, Waxa kale oo kulanka ka hadlay dad fara badan oo aad looga qadariyo Somaliland iyo dalkan Ingiiskaba.

IMG_7849 IMG_7794 IMG_7795 IMG_7804 IMG_7830 IMG_7834 IMG_7847 IMG_7844 IMG_7849 IMG_7854 IMG_7863 IMG_7867 IMG_7868 IMG_7870 IMG_7874 IMG_7885 IMG_7888 IMG_7894 IMG_7896 IMG_7916 IMG_7927

Salaanmedia/London

 

 

 

lll1