Daawo Sawiro..Madaxweyne ku xigeen Jamhuuriayda Somaliland Mudane Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa isna galabta soo xidhay tartanka Axaadiista iyo Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Hotel Ambassador
July 27, 2013 |
Published by: Hamse
July 26, 2013 Hargeysa(SM) – Madaxweyne ku xigeen Jamhuuriayda Somaliland Mudane Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa isna galabta soo xidhay tartanka Axaadiista iyo Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee Hargeysa kulankan oo ahaa mid ay Ardaydu ugu tartamaysay 30-ka Jis,20 jis, iyo 10 ka Jis ee Qur’aanka kariim ka ah ayaa waxa uu noqday tartankii ugu horeeyey ee Somaliland lagu qabto ee loogu tartamo Axaadista.