Daawo Sawiro/Video: La Yaabka Aduunka: Nin Nool Oo Isku Badelay Eey

Daawo Sawiro/Video: La Yaabka Aduunka: Nin Nool Oo Isku Badelay Eey
July 3, 2013 Brazil(SM) – Dhacdo la yaab noqotay oo ka dhacday dalka Brazil dad badana ka yaabisay kadib markii nin u dhashay dalkaasi Brazil uu jecleystay inuu wejigiisa u badalo weji Eey.
Ninkan u dhashay dalka Brazil ayaa jecleystay inuu wajigiisa uu u badallo Waji Eey oo Xaqiiq ah, kadib markii uu ka Geeriyooday ninkani Eey uu Lahaa oo uu aad u Jeclaa isaga oo go’aansaday in uu Wajigiisa ku Xidho Wajiga Eeyga ka Geeriyooday.
Ninkan ayaa galay dhawr Operition oo ay uga baxday aduun Dhan 40 Kun oo Dollarka Maraykanka sidii uu ugu eekaan lahaa Eeyga ka geeriyooday isagoo ugu danbeyntiina isku badalay sida uu jecleestay oo ah in uu yeesho Wajiga eyga ka dhintay.