Daawo Video. Suldaanka cusub ee DIR oo lagu cumaamaday Suldaan Cabdiqaadir Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye, oo London lagaga dhawaaqay

IMG_8440

Waxaa shalay kadhacay magaalada London xaflad loogu dhawaaqay gudida midaynta Dirka oo lagu cumaamaday

Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye, oo ah suldaanka guud ee beelaha Dirka oo gudoomiye loogu doortay inuu hogaamiyo gudida midaynta Dirka iyo guud oo dhamaan Soomaaliya Djabouti,Kilinka 5aad iyo waliba NFD.