Daawo Video: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Dalka Ku Soo Noqday Ayaa Sharci Daro Ku Tilmaamay Golaha Wada-tashiga Iyo Toosinta, Soona Dhaweeyey Dhaliiilaha Iyo Wixii Qaloocan In La Toosiyo

July 22, 2013 Berbera (SM) – Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ayaa Sharci Daro Ku Tilmaamay Golaha dhawaan lagu dhawaaqay balse soo dhaweeyey dhaliiilaha iyo toosinta xukuumada, Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku baaqay in aan la dhantaalin wada jirka iyo midnimadda Somaliland. Guddoomiyaha Guurtidu waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu maanta ka soo degay madaarka Berbera, isagoo muddo xaalad caafimaad darteed u tagay dalka Ingiriiska.

 

Salaanmedia/Hargaysa