Daawo Video: Suldaan Abshir Oo Xukuumada Silaanyo Ku Dhaliilay Waxka Qabad La’aanta Colaada Ka Jirta Deegaanka Xariirad.

3,2013 Boorama(SM) – Salaadiin ka mida salaadiinta gobalka Awdal oo sheegay inay xukuumada Silaanyo ay dadka deegaanka Xariirad ka dhex abuurayso colaad, waxaana ay ugu baaqeen xukuumada inay coladahaasi ay si degdega u soo afjarto, hadaba halkan ka daawo.