Daawo Video : Warsiirka Arimaha Gudaha Waran-cade Oo Ka Waramay Qorshaha Iyo Waxqabadka Wasaaradiisa, Kuna Ballan Qaaday Inuu Bilicda Dalka Kor U Qaadi Doono

July 27 2013 Hargeya(SM) – Warsiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Waran Cade Oo Ka Waramay Qorshaha Iyo Waxqabadka Wasaarada Arimaha Gudaha, Wasiirka ayaa aaminsan isla markaana ballan qaaday inuu bilicda magaalada kor u qaadi doono. Haddaba waxyaabaha uu qaban doono halkan hoose ka daawo.