Dhegeyso taariikhda dagaalyahanada Biyomaal (DIR)

Barnaamij ay diyaarisay idaacada  BBCSomali ayaa loog  hadlayay sida dagaalyahaniinta Biyomaal (DIR)ay hilfaha ugu qaadeen Talyaanigii ku soo duulay, waxana cadaan kuu ah in Biyomaalku iska fogeeyay Talyaani, Hawiyuhuna soo dhaweystay.

Kadib sidaas Koofur madax looga dhigey Hawiye oo daacad u ahaa Talyaaniga sida aan taariikhaha kale ee Somalida ku hayno oo Faransiisku Ciise u siiyay Jabuuti, Ingiriiskuna Hargeysa uga dhigey magaalo u xaruna ugana cararay Saylac oo Samaroon xarun u ahayd.

 

Salaanmedia/Hargaysa