
Hadaanu nahay Dhamaan hawl wadayaasha shabakadda Salaanmedia.com meelkasta oo ay joogaan waxay Tahniyad aroos u dirayaan Farxiya Maxamed Yusuf Cabdi iyo Boqorka Abokor Axmed Kajaandhe arooskoodu ka dhacay magaaladda Hargaysa Habeenkii Khamiista.Waxa kale oo Diraaya Hambaly Arooska Maxamed Cali (Shekhaawi) iyo Xaaskiisa AsmahaaN Sheekh Muuse oo degan dalka Canada.
HAMBALY HAMBALYO HAMBALYO