Hanbalyo Aroos…Siyaad Abdilaahi Mohamoud iyo Boqorada Marwadiisa Suleikha Mohamed Abdi

Hanbalyo aroos

AROOS

Waxaa si wada jir ah udiraya hanbalyo Aroos magacyada hoos ku qoran oo ku kala nool dunida dacaladeed oo dhan
 waxayna si wada jir ah uleeyihiin hanbalyo hanbalyo wiil iyo caano gabadh iyo caano…

1. Ayeeyo Haawa Hussein Abdilahi
2. Hooyo  Aisha   Moahamed  Hussein iyo caruurteeda
3. Hooyo Faisa  Ahmed Hussein gabadheeda yar ee Cawo iyo Odaygeeda
4. Hooyo Halimo Ahmed Husein caruureeda iyo Odaygeeda
5. Hooyo Siraad Ahmed Hussein iyo caruurdeeda iyo Odaygeeda
6. Fadumo Mohamed Hussein Caruurdeeda
7. Abti Yusuf Ahmed Hussein caruurtiisa
8. Abti Cabdi Mohamed Hussein iyo caruurtiisa
9. Abti Kayd Ahmed Hussein iyo Caruurtiisa
10. Halimo  Mohamuud Mohamed
11. Faisal Saleban Abokor
12.Omar Saleban Abokor
13.Said Mohamed Mohamoud
14.Amina Qorane adan
15.Xiis,shukri,Abdi,Fosia,Qaali,Anab iyo caruurohooda oo ah dhamaan ilama Ahmaed Hussein
16.Madiin, Shariifo,yusuf,Abdi ali iyo dhamaan caruurdooda aha ilam Mohamoud Mohamed
17. Saado, Maryama iyo ayeeyo Siraad adan curuurdoda.
18.Abdi,aw Mohamed, Nuur iyo caruurtooda oo ah dhaman ilam Mohamoud Elmi Alamagan
19.Abdi Nuux iyo caruurdiisa..

20. Mohamed Hassan Matan

Dhamaan dadkan oo kala jooga Canada,Finland,Denmark,Ethiopia,Somaliland,UK, waxay hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan Boqorka  Siyaad Abdilaahi Mohamoud iyo Boqorada Marwadiisa Suleikha Mohamed Abdi oo arooskoodu ka dhacay Caasimada wadanka Finland ee Helsinki 05.07.2013..

 
 waxay leeyihiin guurkiinu guur khayr gurigiinu guri negi iyo waxay ugu ducaynayaan ducadi rasuulka ee ahayd NNKH Baarakalaahu Laka Wa Baaraka Calayka Wajamaca Baynakumaa Filkheyr Aw Bilkheyr..
Wiil Iyo Caano Gabadh Iyo Caano, ilaahay haka dhigo kuwi isku waara ee kala hela ubad khayr qaba.. aaameen aameen.
 
Â