Madaxwayne Hasan Sheekh Maxamud & Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kaqayb Gaalay Salada Jinaso ee Boqorka Darood Oo Muqdisho Lasii Mariyay

Salaanmedia..7 july Madaxwaynaha Dawlada Somalia Hasan Sheekh Maxamuud iy Wafti uu hogaaminayo oo ay kamid ahayeen Raysal wasare Saacid,wasiiro,Xildhibanada Barlamanka Somaliyeed  Ayaa maanta ka qayb Galay Salada Jinaso Ee Boqor Cabdilahi Boqor Muuse oo ahaa boqorka Darood kasoo dhawaan ku dhintay wadanka Finland.

Maydka boqorka ayaa laga soo dajiyay magalada muqdisho halkasoo waftiga Madaxwaynaha ay ku tukadeen saladii jinaso madaxwaynaha ayaa warbaahinta Uga warbixiyay taarikhada boqorka darood .

Madaxwaynaha hasan sheekh maxamud ayaa ugu tacsiyadeeyay ehelkii iyo Shacabka somaliyeed ee uu ka baxay boqork cabdilaahi boqor muuse (King Kong) Isagoo sheegay in geeridu xaq tahay qof kastana sugayso.

Maydka Boqor cabdilaahi ayaa intaas kadib luu duliyay magalada Qardho Halkaso Salada Duhur kadib lagu aasi doono Boqorka.