Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo booqday dib u dhiska ka socda madaarka Caasimada Hargaysa Egal Airport.

image

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay madaarka Caasimada wakhti uu ka socday dib u dhis balaadhan.      

Salaanmedia/Hargaysa