July 26, 2013 Hargeysa(SM) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa galabta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabilay Ardadyii Tartanka Qur’aanka Kariimka ku guulaysatay Kaalmaha hore ee Koowaad, Labaad, Saddexaad iyo Afraad.
Salaanmedia/Hargeysa Office