Waxay ahayd. Maalintii. Khamiista. Bisha 4 julay 2013 ka
Waxaanu soo galnay madaarka berbera. Oo aanu kasoo dhoofaynay. Markaan madarka soogalnay. Wuxuu ahaa saxmad. Waxakasoo dhoofayay. Rakaab aad ubadan. Oo. Kala raacayay. Laba dayaaradood oo kala ah. Ethiopia airline. Iyo. Africa airline.
Had iyo. Jeer. Dadku. Markay soo dagayaan iyo markay soo dhoofayaan. Waxa udhaxeeya faraqwayn. Qofku markuu soodagayo. Lacag wuu iska haystaa oo dhibaato kuma aha wixii lawaydiiyo. Laakiin marku soo dhoofayo. Wuu iska faramadhanyahay. Waxaba lagayaabaa inaanu haysanba. Jidmar. Kufilan. Ilaa meeshii uu kusocday
Intaa waxa dheer. Dad badan oowaayeela. Oo. Caafimaad debeda. Ugu dhoofa. Inay isku soo daweeyaan. Dawladaha jaarka inala ah. Oo duruufwayni. Ku. Gadaamantahay.
Hadaba waxajira. Laba meelood. Oo lacag lagaaga qaadayo. Meel. Waxa lagaaga qaadayaa. 10 kii doolar. Ee xaaraanta ahaa. Ee baarlamaanku u sharcigareyen. Wasirka. Duulista. Iyo hawada. Oo wax alaale iyo wax lagu qabto. Iyo cid lasiiyo toona aan lagaranayn.
Meelna waxa lagaga qaadayaa. 34 dolar. Oo baasaborka ah. Somalina. Ha ahaado basaborkuye.
Guud ahaan marka laysu geeyo. Waa. 44 dolar
Hadaba waxaan aad uga naxay. Ama uga xumaaday. Markii. Islaan waayeela oo muwadinad somalilander ah. Igana horaysay. Safkii aan kujiray. Uu inankii. Fadhiyay. Qaybta lacagta laguqabto. Basaborada. Uu islaantii. Wajigaga. Kaga dhuftay. Kadib. Markii ay kutidhi. Hooyo. Dhakhtarbaan usocdaa mana haysto. Lacagtaad iga dalbatay. Uguna jawabay. Anagu waxba madhaafnee. Ama soo dhamayso. Lacagta. Ama dayaarada waad. Kahadhaysaa.
Kadib ayaan kuidhi anigu. Islaantu waa muwadinad hooyadaa ookale ah. Duruufna way kuushegatay. InAad sidaa ula macaamishana maaha. Mas uullkaaga. Ugee. Haushegato. Dhibaatadeede.
Intaa kadib. Waxa uu utilmaamay. Islaantii. Xafiis aankafogayn. Oo dhinaca midigta kasoojeeda. Oo uu fadhiyo ninkii ugu sareyay. Imgrationka.
Intaa kadib maxaa dhacay.
Islaantii. Way. Ugashay. Ninkii. Mas uulkooda ahaa. Waanay. Usheegatay. Duruufteedii. Laakiinse. Sidii hore Oo kale ayaa ku dhacday. Islaanti. Managerki. Ama mas uulkii. Ay. Udan sheegatay islaantu. Habayaraatee. Uma jixinjixin. Islanti. Waxaanu kuyidhi. Anigu waxba madhaafo. Ee ama lacagta. Iskabixi. Ama. Iskanoqo.
Runtii waxay. Ahayd. Arintani. Arin murugoleh.oo indhahayga kaga ilmaysiisay Oo haysata. Dhamaan muwaadininta. Isugu jirta. Cidwalba.
Waxaanay. Ixasuusisay. Dawladii. Faqashtiii. Arxandarada.
Dawladi rajiimkii siyaad bare. Ugu danbayntii. Waxaan usojedinayaa wasirka. Maxamed xashi cabdi. Iyo dhaman mas uuliyinta ay khusayso. Arintani. Inay si degdeg ah. Wax ugaqabtaan arimahan. Ookale. Keenaana madaarka. Mas uuliyiin. In uun unaxaysa. Dadkan danyarta ah. Ee aan iyagu awoodi karin. Lacagtan adka ubadan.
Walaahu waliyu tawfiiq
Qoraa -ahmed LABaBaale
Xahmednuur@hotmail.com