Ogeysiis….kulanka Birmingham iyo Sheffield ee bandhiga maalgashiga shirkadda Petrsoma too Pontus Marines

OGEYSIIS

Waxaa dhamaan dadwaynaha ku nool Birmingham iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa in lagu qaban doono kulan lagu soo bandhigayo fursadaha maalgashi ee ka banaan shikadaha Petrsoma too Pontus Marines maalinta jimcaha ee taariikhdu tahay 5/7/2013 saacaduna ay tahay 5ta galabnimo.
Waxaa shirka daadihinaya Mr Mohammed Yusef
Goobtu waa
15 Whitmore Road
Smallheath
B10 0MR
Maalinta xigata ee sabtidana waxa Sheffield Ka dhici doona kulan kaa la mid.
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo fiduciary
Ahmed Abokor Dheere
Emailkan
ahmedamohmoud@gmail.com