Sawirka Todobaadka..Daawo bilicda badhtamaha magaalo madaxda Somaliland Hargaysa

Sida aad sawirka ka aragtaan waa dabaq cusub oo dhawaan laga dhisay magaaladda Hargaysa ,Waxa uu ku yaalaa badhtamaha magaaladda Hargaysa kasoo horjeedka saldhiga dhexe ee magaaladda.Dabaqan waxa dhistay xawaaladda Dahabshiil.

Waxa aad arkaysa in magaaladda Hargaysa in maalinba maalinta ka danbaysa ay sii weynaanayso tasoo dhismayaal fara badan oo kala du-duwan laga hirgalinaayo ,tasoo ay tusaale u tahay nabada iyo horumarka dalka ka Socda.

dahabshiil

 

Salaanmedia/Hargaysa