Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

TACSI…dhamaan Ilma Saciid Ahmed Warsame oo abahood Saciid Ahmed Warsame ku geeriyoodey Boorame

tacsi21

Anigoo  ah Mohamed Hasan Jamac Mixile , Kuna hadlaya magaca Reer Xasan jaamac waxaan TACSI u direynaa dhamaan Ilma  Saciid Ahmed  Warsame oo abahood Saciid Ahmed Warsame ku geeriyoodey Borame xaley isag oo u taagan salaad taraawiixda

Waxa kale oon TACSI taa la mid ah u direyna walaaladii ilma Ahmed Warsame dhamaan

Waxan leenahay samir Iyo Iman Allah ha inaga siiyo isagana janadii Allah ha geeyo

Amin                                                 Amin                                                      Amin                                                      Amin




Leave a Reply