
Gudoomiyaha & Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Waxay Tacsi u Dirayaan Marxuumada Xaawa Muumin Seed Habane oo Caawa ku geeriyootay Magaalada Boorama
Xisbiga WADDANI
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
”وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “
Date: July 29, 2013
Tacsi
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI Md Axmed Muumin Seed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi walaashi
Marxuumada Xaawa Muumin Seed Habane oo Caawa ku geeriyootay Magaalada Boorama
Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo, Ahalkii, qaraabadii iyo dhamaanteenba samir iyo iimaan inga wada siiyo.
Aamiin Aamin Aamin
Md . Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI