Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Reer Aw Hussein Farah.

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Reer Aw Hussein Farah.

tacsi21

Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuun Go’cay Aw Hussein Farah.
Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Go’cay Aw Hussein Farah Dhinac-weyn Oo Xalay  03.07.2013 ku geeriyooday Dalka Ethiopia. Marxuumka ayaa lagu aasi doonaa Magaalada Burco.

Tacsidan waxa diraaya……
1- Osman Abdillahi Sool…Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
2- Ali Abdillahi Sool iyo Xaaskiisa
3-Abdirisaaq Abdillahi SooL….Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
4- Dhamaan ila Mohamed Abdillahi Sool
5- Muxyadiin Abdillahi Sool….Xaaskiisa iyo Caruutiisa
6- Faisa Abdillahi Sool iyo Caruurteeda
7- Amina Abdillahi Sool iyo Caruuteeda
8- Ruqiya Abdillahi Sool iyo Caruurteeda.
9- koos Abdillahi Sool iyo Caruuteeda

Waxaanu  Ilaahay uga baryeynaa Marxuunka in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, Eheladii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo.
By: Osman Abdillahi Sool. Copenhagen