TACSI…Marxuum Cabdi Looliye oo galabta ku geeriyodey magalada Hargayasa

Tacsi tiiralyo leh
tacsi21

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland:- Cali Mohamed Waranade ,

xoghayaha fulinta dawlda hoose hargaysa:- mawliid waris cabdilaahi

xildhibaan :- Maxamed warsame caalin (timacade)

xildhibaan:- Axmed cali haybe

xildhibaan:- Cabdiqani yuusuf macali gahayr

xildhibaan cabaas cabdilaahi

xldhibaan :- khaaliid dhaylawe

xildhibaan:- cabdirisaq Qawdhan faarax

xildhibaanadan oo dhamantood ah xildhibanada golaha deeganka hargaysa ee beelweynta HY iyo wasiirkuba waxay tacsi tiiranyo leh u dirayan

(Marxuum cabdi looliye )oo galabta ku geeriyodey magalada Hargayasa waxaanay marxuumka ilaahay uga baryayan in u naxariisti jano ka waraabiyo ehelki iyo qaraabadi iyo beelweynta habaryoonisna samir iyo iiman ka siiyo

Aamiin Aamiin