Hargeysa (SM) waxa goor dhawayd la sii daayay gudoomiyihii wargeyska hubaal maxamed axmed jaamac (caloolay) iyo tifaftirihii wargeyska hubaal keefkeef inakstoon la hubin sababta loo sii daayay hadana waxay wararku sheegayaan in lagu sii daayay damiin
hadana maxkamadda gobolka hargeysa ayaa shalay labadan wariye ku kala xukuntay Maxamed Axmed Jaamac ayaa lagu xukumay 1 sanno oo xadhig ah iyo 1 milyan ooganaaxa halk keefkeef oo ah tifaftiraha wargeyska hubaal isna lagu xukumay 2 sanno oo xadhig ah iyo 2 milyan oo ganaax ah
Salaanmedia/Hargaysa