WARBIXIN : JIDKA BUCRO-OODWAYNE-HARGEISA

Dhismaha Wadadda isku xidha Burco ilaa Oodweyne oo si habsami ah u socota,Gudida ku hawlan hawsha dhismaha ayaa baaq u soo diraaya dhamaan shacabka reer Somaliland gaar ahaan reer Burco inay ka qayb qataan hawsha oo ah mid aad u culus.