Waxaynu halkan ku soo qaadan doonaa waxyaabaha sababa in qoys wada jira oo nolol fiican ku wada nooli ay timaado inuu isa seego. Haddaba waxyaabaha sababa waxaa ka mida:
1.Bal-balaadhinta ceebaha iyo qarinta wanaagga; lamanayaasha qaarkood waxay arkaan oo kaliya lamanohooda ceebihiisa, waligoodna waxay caadaystaan inay bal-balaadhiyaan cebahaas, taasina waxay dilaysaa isjacaylkii iyo isusoo hilowgii lamaanahaas