Xaafadda Woolwich London oo HAMBALYO u diraaya Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse xilka loo magacaabay.

 

IMG_7043

Aqoonyahanada,Odayasha,Haweenka iyo dhamaan shacabka reer Somaliland ee ku nool xaafadda Woolwich London Koonfur bari magaaladda London waxay HAMBALYO u dirayaan Wasiirka Cusub ee  Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Xilka dhawaan loo magacaabay waxayna dhamaantood qireen in hawshaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo u igmaday uu yahay nin hawsha loo dhiibay garanaaya,Waa ruug cadaa saxaafadda aad looga yaqaano inbadana kusoo jirey warbaahinta.

 

IMG_7044

Waxaanu leenahay HAMBALYO, waxaanan Illaahay uga baryaynaa in hawshaa loo dhiibay uu u fududeeyo,Sidoo kale waxa aanu Hambalyo taa la mid ah u diraynaa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Bandare oo ah aqoonyahanad in badan kasoo shaweynaysay arimaha bulshada,una qalanta in xilkaas loo magacaabo.

IMG_7048

IMG_7042

Dhamaad dadka hoos ku xusay oo degan xaafadda Woolwich waxay leeyihiin labada wasiir iyo dhamaan wasiiradda Somalilandba Hambalyo

XAJI CALI DHAGAWEYNE

ENG.DAYIB XAJI AHMED QULUMBE

RASHIID QAAWANE

ABWAAN CUMAR AW-JAAMAC (CAYNAB)

HUSEEN DHALLIN
CISMAAN XAAJI JAAMAC ABOKOR

CABDICASIIS AADAN GALAB

CABDI XASAN YUSUF (COLUJOOG)

ADAN XIRSI FAROOLE

MAXAMED XASAN JAMAC (QUULE)

MAXAMED C/LAHI DHAGAYARE

MAXAMED QAWDHAN AHMED (YOOLAC)

ISMACIIL XAJI IBRAHIM

MAXAMUUD FARAX CABDI (DHEEG)

SACAD MAXAMED QAWDHAN

IBRAHIM MAXAMED AHMED (IBRAHIM RASHIID)

SICIID YUSUF XAJI MAXAMED (SICIID XAMARI)

HUSEEN YASIIN

KHALID MAXAMED AHMED

MUSTAFE CISMAAN TUURQUDHUN

CABDI DAAHIR CABDI (CABDI BACOW)

CABDI MAXAMUUD AHMED

CABDI CISMAAN JAMAC

CABDI SICIID JAMAC

MAXAMUUD HUSEEN ILEEYE

DR MAXAMED IBRAHIM

CABDI WELI YALAS

RASHIID MAXAMED ISMACIIL

XAMSE AHMED SALAAN

AHMED CAYNAANSHE

MAXAMED AHMED KULUC

MAXAMUUD FAGADHE DAKHARE

AHMED KAYSE

SICIID CUMAR AHMED

SACAD MAXAMED QAWDHAN

MAXAMUUD CASEYR

CIISE MAXAMED KAHIR

ISMACIIL XANDULE YUSUF

C/CASIIS JAMAC XAAD