Xukuun Xumid Hoganka Kulmiye E Garsoorka Somaliland

ASC dhamaan shaqaalaha Salaan Media .com   iyo akhrisataayasha aanu saaxbiika nahay  inta marka ka baxo oo aan uu dadaago

 download
Maqalka aan rabo in aan halkan kaga hadalo ayaa ah cadaalad darada immika somaliland ku habsatay oo ah mid keeni karta in
ummadu ku kala fogato iyado aduunka uu inta badan la iska ilaaliyo waxa keeni kara cadaalad xumo meel kasta gaadhi  karta ama
keenta burbur haddii ayinu dib uu yara eggano maraxaladahii somaliland ayaa so martay ayaa ahayiid qaar waxyaabo badan qataay
oo xataa dalku uu gaadhayi meel halis ama dagaalo sokeeyo oo dad badan ku naf wayan waa wixii ka danbeeyay xiligii ina siyaad
barre dalka hayistay balse hadan intaa  dadka reer somaliland waxay kaga baxeen caqil iyo karti iyo hogaan uu dhabar adayigay
hore uu socod  aniga oo aan soo koobi karin marxaladaha waxayinu immika eggayin halka manta dalku marayo oo ah xukuunka
dagdag ama afkaga hayiso haddii kale kabaaha bixii taasii oo uu masuuliyadeda leeyahay xisbiga kulmiye e hayisata talda dalka
oo aan garsoorka dalka waxba ka qaban sii uu danahiisa uu fuushado ayaa immika somaliland keentay ama see gaadhay
in qofkii in uun wax laga maqalo la odhan ya ha la xidho ama amar lagu fullinay iyado waxba la eggayin waxayinu oganhay tusaale
ahan haddayinu dib uu eggano marxaladahii dalku so maray inta qolladasii xukuunka qabsatay
1.xisbiiyadii hadhay ee qarkood immika xamar tageen in aan garsoorka iyo xukuumaduu midiina  qaanciin  xataa qarkood la xidhay
2 .iska horiimaadkii warshada kabista hargeysa oo dad badan ku dhinten oo xataa UNITED NATION cambareyeen xukuunkii dagdag
3 .muraankii warshada sibiidhaka barbera oo la isku diil gadhay iyo dhibatooyin kale oo badan
4 .inaantii NADRA M,JAMA  oo lagu xidhay SMS taasii oo calaamad uu ah burburka ka jira dalka iyo cadaalad xumidu halkay mareyso
5. amar la .aantii lagu galay xarunta hatuuf ee uu garsoore ka mid ah maxakamadu iska galay isag oo ah garsoore maxkamadeed
basle uu hayisan sharci waraan ah oo uu istcmaalayii awoodisa
6.hubaal oo aah taa maanta ayinu ka hadaalayino ee ugu danbeysay cadaalad dariid dalka ka jirta
anigo oo aan soo koobi karin waxa dalka ka jira markayinu eggano taa uu danbeysa ee hubaal oo maanta lagu ridaay waxa lagu
sheegay xukuun balse ah sharci daro markii garsoorahuu sheegay in ay wax cayeen ama see been sheegen halkee aduunka ka
dhacada waxba aad cayiday oo waa lagu xidhay taa kale somaaliland ma kaligii taliye ayaa hayista  mise waa boqortooyo
waa wax laga naxo dal curuudiin ah oo waliba hayisto nin   la yidhahado wuu so halgamay  oo ah Dr silaanyo ama Kulmiye oo la ogaa
intii uu ololaha ku jiray in uu cadaalad darada la dagaalamayo balse isagu marka baa ku dagaalamayay cadalad daro
oo uu  aabo uu ah in dalka laga hirgaaliyo waxayabo badan oo ay ka mid ahayiid radio horyaal
waa nasiib daro in dalka curuudiinka ah oo aan hayisan aqoonsi aduunka    maanta ku ceeboobo saxaafada xorta ah
waxaa aan ku so koobay in ummadu meel ka eggtao xukuun xumiida Hogaanka dalkaa hayista oo aan miid aan uu liitta
iyo  dadkan sacaabka uu tumaay cadalad dariida  inshaa llaha yaan laga baqaaniin runta shacabkuna waa xor oo ciid
maskaxada kama qabsan karto basle kulmiyoow toobaad ha seegiin wax yar ba hadhay
Qore Cantar Kidar Cune
Vsmnlnd
Sweden
Waa mahadsanthiin
Waa Bilaahii Towfiiq