
Shir Balaadhan Oo Beesha Muuse Ismaaciil Ku Qabsanayaan Magaalada London
Dhamaan beelweynta Muuse Ismaaciil ee ku dhaqan cariga Ingiriiska guud ahaan waxa lala socodsiinayaa in 18 bishan August lagu qaban doono Galbeedka London shir ay isugu imanayso beesha oo lagu taageeri doono shirka beedha Muuse Ismaaciil ay ku qabsan doonto magaalada Ceerigaabo, gaar ahaan Xaaji Muuse.
Sidaa daraadeed waxa xubnaha beesha rag iyo Dumarba laga codsanayaa inay ka soo qaybgalaan shirkaasi oo ka dhici doona Waxaad kala xidhiidhi karataan wixii faahfaah in intaa dheer.
18 bishan August
Saacadda: 4:00 PM Galabnimo
Kayse Qaaraweyne
Mukhtaar Cali Yuusuf -telefonkiisuna yahay
07983 801242
95 bloemferm road
Ageption house venue
W12 7da