Baaq Taageero Ah: Beel-weynta Sacad Muuse (Subeer Awal)

Baaq Taageero Ah: Beel-weynta Sacad Muuse (Subeer Awal)

baaq tageero

Hargeysa(SM)-Bismil’Allahi Raxmaani Raxiim,Asaalamu’Caleykum Waa Raxmatu’Allahi Waa Baraakaatu.

Baaq Taageero ah: Beel-Weynta Sacad Muuse Subeer Awal

Waxaanu Dhammaan salaameynaa Shacbi-Weynaha Somaliland ee jooga dalka gudihiisa iyo addunka darafyadiisa, waxaanu kaloo salameynaa Xukuumadda Somaliland ee uu hoogamiyo Madaxweynaha Mudane Ahmed Mohamed Mahamud, Silaanyo iyo Madaxweyne-ku Xigeenka Cabdiraxman Cabdillahi, Seylaci iyo Ciidanka Qaran Somaliland. Si gaar ahna waxaan u salaameynaa Beelweynta Sacad Musse Subeer Awal ee jooga dalka gudihiisa iyo dibaddisaba.

Halkan waxaanu ku soo gudbineynaa anagoo ku mideysan Baaqan Taageerada ah ee ku waajahan Shirka Beelweynta Sacad Muuse ee Hoodaale. Shirkaas oo hore u iclaamiyey Xafidul’Allahi Suldaanka Guud ee Subeer Awal Sheikh Isxaaq bin’Axmed, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Cabdiraxmaan, oo uu Guuddoomiyey ka yahay Guddida Qabanqaabada Shirka Hoodaale Guddoomiyaha Guddida Qabanqaabada Sheekh Cabdilqaadir Xaaji Jaamac anagoo ah Jahliyadda Beel-weynta Sacad Muuse Subeer Awal,oo kala jooga Gobalada iyo Degmooyinka Woqooyiga Amerika ( North America).

Hadda waxa ku sugan magaalada Hargeisa caasimadda Somaliland xubin ka mid ah Jahliyadda North America oo ka soo dhoofey magalada Seattle ee Gobolka Washington Mudane : Cabdallah Mohamed Cakuule oo anuu u xulaney in mandate’kayaga asagoo matalaya Jahliyadda North America oo qeyb libaax ka qaadan doono inta uu socdo Shirka Beel-weynta Sacad Muuse Suuber Awal. Mudane Cabdallah Cakuule waa xubin aad u firfircoon oo aanu ku qabno kalsooni aad u sareysa inuu u hagar bixin doono dardar gelinta iyo habsami u socodka Shirka Beel-weynta Sacad Muuse Subeer Awal.

Halkan hoose waxaa ku wada jira Jahliyadda North America magacyadoodi oo ah:

 

Ohio

Mohamed Abdi Hassan

Mohamed Abdi

Mohamoud shukri

Mohamed Ali

Ahmed Saeed Khayre

 

 

Atlanta, Georgia

Ali tahar Musa

Abdirahaman sheikh

Mohamed Haybe

Mustafe sheikh

Roda sheikh

Faisa sheikh

Naado Ahmed

Roda Abdillahi

Saado ahmed abdillahi

Abdirahman Hussein

Mohamed musa

Mohamoud Alin

 

 

Minnesota, Minneapolis

Ahmed Abdi

Hassan Yonis

Aden Abdi Omer

Shukri Hassan Yussuf

Khadra Osman Ahmed

 

 

Denver, Colorado

Mohamed osman

Mohamed Jama

Mohamoud Omer Kilaas

 

 

California

Abdinasir Abdi Gas

Ahmed Ali Afsaar

 

 

Dallas, Texas

Mohamed muhamud Dicis

Mustafe Abdi Guray

 

 

Arizona

Barkhad Nur

 

 

CANADA

Abdirahman Ali Yonis

Mohamed yusuf

Abshir Cabdilahi Jawan

Mohamed Muuse

Samater M. Yusuf

Mohamed Abdi Ibrahim

Ismail Mahamoud

Mohamed Abdi Gahayr

Mustafe Hassan Xaashi

Ahmed Muuse Husein

Mohamed Ali Gaas

Mahamoud cisman

Mahamoud Hassan Mahamed

Ahmedyasin Hassan

Mahad Hassan

Abdifatax Huseen

Ahmed Ali ileye

Canadiid Ali Aman

Rashid Ali

Mustafe Ali

Abubakar Mohamed

Abdi Jama

Adil Hassan

Mustafe Yusuf Awahmed

Adil Yusuf Awahmed

Ali Xawadle

Samia Fisher

Nimco wadaadyare

Faisa Gahnuug

Sahra Yaheen

Canab Ali Kaahin

Roda Cali Hassan

Maryan Ibrahim

Sucad Mohamed Farah

Dr Mohamed Raabi

Rashiid Abdi yareh

Omar Yuusug Dhagjar

Deeq Abdi Gurey

A/nasir Egeh

Omar Hassan Ahmed

Ali Aw-Ahmed

Mohamud M. Farah

Ali Abdi Gurey

Elmi Issa Gabobe

Ahmed Musa Hussein

Adan Abdillahi Hanfi

Khadar Omar

Musa Nuur Duale

Ali Aden

Ahmed Ali Duale

Ahmed Musa A.

Ahmed Aden

Abdillahi Aden

A/karim Xawaareeye

A/razak Hussein

Jibril Ahmed

Mohamud Yusuf Duale

Rashid Ahmed

Mohamed Jama

Abdi Mohamed

Ismail Karani

Mohamud Mohamed Egeh

Mohamed Bihi

Keyse Barkhadleh

 

 

SEATTLE, Washington

Maxamed Adan “ Idoor”

C/raxmaan Dheere

Axmed Gooraan

Maxamed Sulub

Ibrahim Ina Aarabay

Axmed dhagawayne

Xuseen Beergel

Maxamed Koos Abdillahi Jawaan

Xamse Cabdikariim

Nasir Cabdikariim

Maxamed Caduur

Faysal Mursal

Jamaal Gaboobe

Axmed Cakuule

Maxamed Odowa

Cumar Issa

Cumar Maygaag

Cabdirisaaq Maygaag

Mukhtaar Murre

Cabdisalaan Mursal

mahdi Caynaan Qayaad

Nasar shafad

Mohamud Gagaab

Naasir Ismaciil

Khadar Ibrahim Barabiyaan

Rashiid Gacanjalab

Cali Rodol

Cabdalle Cakuule

Cabdi Mohamed Rodol

Liibaan Ismail Hashi

Faarax Jire

Caadil Heebaan

Cabdul Nadiif

Ibrahim Cabdi Geele

Ahmed Aw Mohamud Hussein

Maxamed Farxan Abdi Sheekhash

Maxamed Sheekh Axmed Dahe.

Maxamed Ilyas Xasan

Yasin Cabdikarim.

 

 

Khadar Maxamed.

Seattle Washington.