Burco Ciidanka taraafikada oo qalab la gudoonsiiyey

Aug 28, 2013 Burco(SM) – Haweenka Ka Soo Jeeda Gobolka Togdheer Ee Ku Dhaqan Dalka Britain Ee Magaalada Manchester Ayaa Markii Labaad Koodhadhka Dhaxanta Iyo Roobka laga Xidho Ugu Deeqay Traffikada Booliska Gobolka Togdheer