Daawo haweenay Muslimad ah oo tujinaysa dad rag u badan oo ku nool dalka Mareykanka.

Waa sheeko cajiib ah kadib markii ay gabadh yar oo loo maleynaayo inay Soomaaliyad tahay ay Salaad tujisay dad farabadan oo Rag u badan dalka Mareykanka,tasoo ah waxa ku cusub dadka Muslimiinta ah, Mudo iminka laga joogo Sanad ayey sidan oo kale dhacday kadib markii Haweenay dalka Mareykanka ku nool ay salaad tujisay dad farabadan iyada oo ku dacwootay in aanay dhibaato ku jirin. Diiniyan ma banaana in Haweenay tujiso salaad.