Daawo Muqaal..Gabdhaha Soomaaliyeed ee dalka Turkiga wax ka BartA.

Gabdhaha Soomaaliyeed ee dalka Turkiga wax ka barto ayaa sida aad arkayso afka Turkiga si wacan ugu hadlaaya,Waxa loo fidiyey mucaawanooyin kala duwan oo ku saabsan xaga waxbarashada, Dawlada Turkigu waa dawlad si hagar la’aana mucaawimo uga geysatay Soomaaliya,weliba wakhtigii ay dadka Soomaalida ah ee ku nool Soomaaliya ay mucaawinada u baahnaayeen.

Â