Daawo Muqaal:Xafladii Qalinjabinta Dufcadii 12aad Ee Jaamacada Camuud Iyo Madaxweyne Silaanyo Oo Halkaasi Ka Hadlay.

Borama(SM) – Halkan ka daawo sidii ay maanta uga hadleen masuuliyiinta Jaamacada Camuud iyo madaxweyne Silaanyo iyo waliba wasiiradii la socday hadaladii ay ka soo jeediyeen xafladii qalinjabinta ee jaamacada Camuud oo ay ka qalinjabiyeen 515 arday oo ka soo kala baxay 10 kuliyadood.