Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliland Oo Maanata Ka Qaybgalay Aaskii Suldaan Barre Warsame Shire

Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliland Oo Maanata Ka Qaybgalay Aaskii Suldaan Barre Warsame Shire Oo Shalay Daad Ku Qaaday Togga Dacar Budhuq

Aug 22, 2013 Hargeysa(SM) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanata Ka Qaybgalay Aaskii Marxuum Suldaan Barre Warsame Shire Oo Maanta La Aasay,