Daawo Sawiro..Caawa iyo ciyaarta dhex mari doonta England iyo Scotland oo aad loo xiiseynaayo

Waxa caawa ciyaar saxiibtinimo dhex mari doontaa England iyo Scotland, Ciyaartaas oo ka dhici doonta Wembley 8:oo caawa saacada London, Waxa aan soo indho indheeyey xaalada iyo sida ay tahay jawiga Guud,

Waxa Stadiumka hortiisa tuban dad fara badan oo ah tageerayaasha England iyo Scotland oo aad u xiiseeynaaya ciyaartan labada dal dhex maraysa, May wada ciyaarin labadan kooxood mudo laga joogo 60 sanadood, Waana ciyaar aad u xiiso badan , Kooxda Scotland waxa ay sitaan calamadooda oo ay garoonka agtiisa la tuban yihiin,waxa ay xidhan yihiin maryo u ah dhaqan oo ay had iyo jeer xidhaan aadna uga caan ah dalkan Ingiriiska.

lASOCO CIYAARTA ,SAWIRO DHEERAADABA.

 

Salaanmedia/London