Kulankii soo dhaweyntii Professor Axmed Ismaciil Samatar ee London,Kulankaas waxa kasoo qaybgalay dadweyne reer Somaliland ah oo aad u fara badan,Waxa soo abaabulay dhalinayarada ururka East London Somaliland Society iyo qaar ka mid ah jaaliyada bariga London,Kulanka waxa Professor Samatar uu ka jeediyey khudbad aad u dheer oo ka waramayso dhinacyo fara badan .Raali ahaad inaan Sawirada idinkala raagay…DAAWASHO WACAN
Salaanmedia/London