DAAWO SAWIRO… QAABILAADA MADAXTOOYADA SOMALILAND IYO WEFTI BALAADHAN OO KA SOCDAY DEEGAANKA FIQI-FULIYE

DAAWO SAWIRO….MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND, MUDANE, AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SILAANYO) AYAA MAANTA QASRIGA MADAXTOOYADA JAMHUURIYADA SOMALILAND KU QAABILAY WEFTI BALAADHAN OO KA SOCDAY DEEGAANKA FIQI-FULIYE

 
 
SM…Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka socday Deegaanka Fiqi-fuliye oo uu hogaaminaayo Garaad Cabdilaahi Maxamed Guuleed oo ay la socdeen Chief Caaqilo, Cuqaal, Aqoon yahano iyo waxgarad ka tirsan deegaamadaasi

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 
Â