Waxa Shahaadooyin la gudoonsiiyey dad fara badan oo Somali ah oo degan dalkan Ingiriiska oo dhameystay Course ku saabsan barashada sida Barlamaanka Ingiriisku u shaqeeyo, Waxa mawduucaasi uu wax badan ka bedelayaa Soomaalida ku nool dalkan Ingiriisku inay ogaadaan sida uu u shaqeeyo Barlamaanka Ingiriisku.
Daawo Sawiro dadkii ku guuleystay shahaadooyinka.
SALAANMEDIA.COM/LONDON